Fajac
Fajac Talk

Af-Ingiriisiga si fudud ai oogu baro

Casriga la jaanqaad AI si xawli ah oogu baro luuqadda ingriisiga. Ha isku daalinin xeerarka Luqadda (Grammar) iyo ereyada (Vocabulary) โ€” bilow ku hadalka ingiriisiga.

๐ŸŽ™๏ธ Bilow Hadda

โœ“ Isdiiwaangelin kuma baahna ย ยทย  โœ“ Android & iPhone

Fajac
๐Ÿ“ฑ70,000+ TikTok
โญ5/5 qiimeyn
๐ŸŽ™๏ธAI Cod ah
๐Ÿ†“Bilaash

Sidee u shaqeysaa?

1

Ku hadal Ingiriis

Riix badhanka oo ku hadal Ingiriis

2

Fajac wuu fahmaa

AI-ga ayaa fahma oo jawaab Ingiriisi kuu soo celiya

3

Aad ayaad u horumarisaa

Cashar kasta waxaad helaysaa XP, streak, iyo weedho cusub

Maxaa gaar ka dhigaya Fajac Talk?

Toos U Bilow Ku Hadalka

Haddadan ku hadal ingiriiska โ€” Macalin Fajac ayaa ku dhageysan, ku sixi, oo ku bari.

Wakhti Yar, Natiijo islamarkaas ah

141 cashar oo u kala qeyban heer bilowga ilaa heer xirfadeedka โ€” sidaada u habboon

Ha isku dhibin Grammar-ka

Fajac wuxuu si casri ah u saxayaa khaladaadkaaga.

โ

Toddobaadkii hore xitaa labo eray ma isku xiri karin. Maanta laakin waan awoodaa taas!

โ€” Hinda, Jigjiga โญโญโญโญโญ

Diyaar ma u tahay inaad ku hadasho ingiriisi?

๐ŸŽ™๏ธ Bilow Hadda

iOS ยท Android ยท Web